Xog-ururintan waa qayb ka mid ah Guddiga Qorshaynta Gobolka Mid-Ohio (MORPC) iyo Taxanaha Dhageysiga Hogaamiyayaasha ee Columbus Dispatch, oo ah aruurin rayi bulsho oo kooban oo ku martiqaadaya xubnaha bulshada Ohio si ay u bixiyaan fikradahooda mawduucyada horumarinta bulshada ee muhiimka ah. Fadlan buuxi xog-ururintan si aad ula wadaagto fikradahaaga arrimaha deegaanka iyo fursadaha saameeya gobolka.

MORPC waa Guddi Goboleed oo ka kooban 85 Dowlada Hoose iyo 15 ururo bulsho hawlwadaag ah. MORPC waxay bixisaa falanqaynta xogta aan dhinac la jirin, ilaha bulshada iyo qorshaynta fog.

Question Title

* 2. Waa maxay ZIP Code kaaga hadda?

 
10% of survey complete.

T