Stay Healthy Streets iyo Keep Moving Streets ayaa bilaabmay taas oo qayb ka ah jawaabta xaalada degdeg ah ee Magaalada ee safmarka COVID-19. Maadaama oo ay xidhan yihiin ganacsiyo, dugsiyo, maqaaxiyo, jiimam iyo garoomo badani, waxa aanu doonaynaa dadka in aan siino ikhtiyaarada ay ku jimicsanayaan oo ay wax badan ku qabanayaan.

Waxa aanu ka xidhnayn wax ka badan 25 mayl oo laamida ah gaadiidka maraya oo aanu u furnay dadka si ay ugu lugeeyaan, baaskiil ugu kaxaystaan oo ay ugu ciyaaraan. Wadooyinkaas waxaa loo yaqaan Stay Healthy Streets iyo Keep Moving Streets. Waxa aanu u furnay Lake Washington Blvd Keep Moving Street inta u dhaxaysay Julaay iyo Oktoobar 2020 taas oo kamid ah barnaamijkan.

Waxa aanu baadhaynaa ikhtiyaarada xagaaga 2021 oo waxa aanu doonaynaa in aanu fikirkaaga ogaano. Xog uruurintan waxa ay furnaanaysaa ilaa Maajo 10, 2021.
 
 

Wargelin gaar kuu ah: i aad u hesho macluumaad intaas ka badan, eeg Sharciga Diiwaanka Dadweynaha cutubka RCW 42.5. Si aad wax badan uga ogaato sida aan u maamulno macluumaadkaaga, eeg Bayaanka waxyaalaha gaarka kuu ah.

Question Title

Image
 
25% of survey complete.

T