Waad ku mahadsan tahay waqtigaada aad nagu siineyso waaya aragnimadaada iyo faallooyinkaaga kusaabsan gaadiidka dadweynaha ee Waqooyi-galbeed ee King County.
Lynnwood Link Connections waa hannaan la isku dubariday, oo la isla wada hoggaaminayo oo kor loogu qaadaayo isku xirka gaadiidka ee guud ahaan Waqooyi-galbeed ee King County maadaama ay adeegga Link light rail la ballaarinayo ilaa 2024 iyo 2025.