
Innovation Plans Feedback Survey-Somali |
Sahanka Warcelinta Qorsheyaasha Hal-abuurnimada
Sanduuqa hoos ku yaala, fadlan ku qor warcelin ku saabsan qoryeshaasha hal-abuurnimada. Fadlan dooro dugsiga gaarka ah ama dooro inaad faallo ka bixiso qorshaha guud ee degmada. Haddii aad rabto inaad bixiso warcelin wax ka badan hal mar, waxaad soo gudbin kartaa sahanka marar badan adiga oo dooranaya dugsiga ay warcelintu la xidhiidho. Fadlan garo qeybta qorshaha ee aad ka faalloonayso iyo gabalka gaarka ah ee warcelinta sida:
· Gabalada wanaagsan ee aad jeceshay;
· Gabalada aad u aragto caqabad (ka fekir inaad ku darto talo ku saabsan sida loo
· Gabalada wanaagsan ee aad jeceshay;
· Gabalada aad u aragto caqabad (ka fekir inaad ku darto talo ku saabsan sida loo
wanaajin karo)
· Su'aalo kasta oo laga yaabo inaad qabto.
· Su'aalo kasta oo laga yaabo inaad qabto.