Screen Reader Mode Icon

Hordhac

Waad ku mahadsan tahay waqtiga aad siisay si aad u dhammaystirto sahankan! Jawaab-celintaadu aad bay muhiim u tahay waxayna caawin doontaa in mudnaan la siiyo arrimaha caafimaadka bulshada in si wadajir ah looga shaqeeyo horumarinta dhowrka sano ee soo socda.
 
Qiimaynta Baahida Caafimaadka Bulshada ee Degmada Olmsted (CHNA) waxay bixinaysaa xog qiimo leh si loo ogaado arrimaha caafimaadka ugu daran ee bulshadeena. Degmada Olmsted CHNA waa dadaal iskaashi oo bilaabmay 2012 waxaana hogaaminaya: Waaxda Adeegyada Caafimaadka Dadweynaha ee Degmada Olmsted, Mayo Clinic, iyo Rugta Caafimaadka ee Olmsted. CHNA cusub ayaa la dhamaystiri doonaa Octoobar 2022.
 
Sahankan ayaa ku weydiinaya inaad ka fikirto arrimo caafimaad oo kala duwan iyo saamaynta ay ku leeyihiin bulshadeena iyo sidoo kale baahida loo qabo in wax laga qabto arrimahan dhowaan. Wax xog ah lama tusi doono, kaliya waxaan rabnaa fikradahaaga.
 
Sahanku wuxuu qaadanayaa ku dhawaad 15 daqiiqo in la dhammaystiro. Fadlan ogow inaad u baahan tahay inaad sahanka ku dhammaystirto hal fadhi. Kama bixi kartid sahanka oo dib uma bilaabi kartid hadhow.
Mahadsanid!

T