Screen Reader Mode Icon

Xog ku saabsan mashruuca amni ee Iskuulka Whittier

Magaalada Minneapolis iyo Dugsiga Hoose ee Caalamiga ah ee Whittier oo iskaashanaya waxay soo jeedinayan hagaajinta nabadgelyada taraafikada is-goysya u dhow dugsiga. Mashruuca waxaa ujeedkiisu yahay inuu kor u qaado ammaanka ardayda u lugeynaya dugsiyada. 

Fadlan dib u eeg macluumaadka soosocda oo noo sheeg waxa aad ka qabto dib u habeynta is-goysyada ee la soo jeediyay. Haddii aad qabto su'aalo dheeraad ah wac and fariin qoraal u dur Abdullahi Abdulle ‪(612) 367-6729 ama iimayl ugu dir abdullahi.abdulle@minneapolismn.gov 
0 of 9 answered
 

T