Screen Reader Mode Icon

Garoomada Elliot Park iyo Hagaajinta Beerta nasashada

Laga bilaabo 2024, Minneapolis Park and Recreation Board (MPRB) waxay haysataa maalgellin si ay u horumariyaan beerta nasashada ee Elliot Park. Shaqaaluhu waxay isticmaali doonaan nashqadeynta qorshaha beerta nasashada ee la sameeyay 2017 kii taasoo qayb ka ah Qorshaha Guud ee Aagga Adeegga Faras magaalaha (Downtown Service Area Master Plan-DSAMP) qaab dhismeed loogu talagalay shaqada, ka-qaybgalka xilliga qaboobaha wuxuu ku wargelin doonaa tallaabooyinka xiga ee mudnaanta iyo naqshadeynta.
$2,133,000 ayaa loo qoondeeyay hagaajinta, oo ay ku jirto $390,000 oo si gaar ah loogu qoondeeyay qaybta lagu ciyaaro.
MPRB way ka warqabtaa in walaaca badbaadada ay ka dhasheen dhaq-dhaqaaqyo sharci darro ah oo dhowaan ka dhacayay dhinaca bari ee beerta nasashada. Shaqaaluhu waxay filayaan isticmaalka lacagahan si ay u dhaqaajiyaan beerta nasashada oo ay u taageeraan badbaadada kordhaysa. Waxaan rabnaa inaan kaa maqalno waxa aad rabto inaad ka aragto horumarinta dhinaca bari ee beerta 2024 iyo 2025!
Fiiri bogga mashruuca si aad u hesho macluumaad dheeraad ah: www.minneapolisparks.org/elliotpark

Question Title

1. Intee jeer ayaad booqataa Elliot Park?

Question Title

2. Waa maxay waxyaabaha aad hadda ka qaybqaadato Elliot Park?

Question Title

3. Fadlan la wadaag wixii cabasho ah ama arrimaha badbaadada ee aad la kulantay ama ku aragtay Elliot Park.

Question Title

Sheeda sare ee Elliot Park, oo ay ku jiraan xudduudaha halka shaqaalaha MPRB ay filayaan in horumarku dhici doono.

Sheeda sare ee Elliot Park, oo ay ku jiraan xudduudaha halka shaqaalaha MPRB ay filayaan in horumarku dhici doono.

Question Title

Sawirka Qorshaha Elliot Park ee 2017 ka. Cusbooneysiinta dhinaca bari ee beerta nasashada waxaa ka mid ah: u wareejinta goobta ciyaarta iyo aaga biyaha meel u dhow xarunta nasashada, abuurista meel wax lagu qabto oo ku taal bartamaha qaybta doogga ah, ku darida beer nasasho meel u dhow barxadda kubbadda koleyga, iyo ku kordhinta mustaqbalka ee xarunta nasashada. MPRB ma haysato dhaqaale ku filan oo ay ku samayso dhammaan horumaradan hadda, markaa waxaan rabnaa in aan maqalno waxa aad u malaynayso in aan marka hore mudnaanta siino.

4. Maxaad ka jeceshahay Elliot Park hadda?

Question Title

5. Maxaa horumar ah oo aad jeclaan lahayd inaad aragto in la hormarinayo?

Question Title

6. Maxaa dhiman oo aad jeclaan lahayd in lagu daro?

0 of 13 answered
 
T