Screen Reader Mode Icon
  • English
  • Español
  • Français
  • Português (Brasil)
  • Soomaali
  • Tiếng Việt
  • Русский
  • Українська
  • العربية
  • فارسی
  • پښتو
  • 中文
King County Library System (KCLS) ayaa ururinaysa macluumaadka si ay si fiican u fahmaan oo ugu adeegaan xubnaha bulshada deegaanka ee ku hadla luqadaha aan Ingiriisiga ahayn, ama luqadaha kale marka lagu daro ku hadalka Ingiriisiga.

Markaad dhamaystirto sahankan, waxaad KCLS ka caawin doontaa inay aqoonsato oo ay abuurto adeegyo, barnaamijyo, iyo ururin maktabado ka wanaagsan oo ku qoran luqadaha aan Ingiriisiga ahayn.

Jawaabahaagu waa qarsoodi. Ma weydiin doonno su'aalo si aan shakhsi ahaan kuu aqoonsanno.

Waad ku mahadsan tahay ka qaybqaadashada Sahankan ayaa qaadan doona ilaa 7 daqiiqo in la dhamaystiro.

Question Title

* 1. Luuqaddee ku hadashaa? (Dooro dhammaan kuwa khuseeya)

Question Title

* 2. Fadlan dooro ikhtiyaarka sida ugu fiican u qeexaya sida aad ugu noolaatay Mareykanka.

Question Title

* 3. Ingiriisi ma luqadaada koowaad baa?

0 of 26 answered
 

T