Hoggamiyaasha Degamada Dugsiga DeKalb County waxay la heshiiyeen kooxda dabaqalka dibadda oo ka socota Xalalka Maareynta Manhajka (CMSi)  si loo dhammaystiro Hubinta xisaabta Mahajka. Kooxda waa dhicana Janaayo  25-29, 2016. Kooxda hanti dhowrku waxay booqan doonaan xarumaha lagu guda jiro waqtigaas, waxayna qaban doonaan wareysiyo intii lagu gudda jiro toddobaadkan. Si kastaba ahaate, kooxdu fursad ma u heysan doonaan inay qof waliba kula hadlan degmada. Waxaanu jecelnahay inaan isticmaalno sahanka soo socda inaan ku ururino faallada laga helay sida badan oo surtagal ah . Fadlan qaado dhowr daqiiqo si aad u dhammayso sahankan sidas waxaa la soo bandhigi doonaa fakarkaaga.

Jawabaha oo dhan waxay noqon doonaan qarsoodi iyo macluumaadka sahanka waxaa lagu wargelinaya oo kaliya si wadar ah. Fadlan dhammaystir sahanka Febaraayo 14 Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay caawintaada.

T