Cedar-Riverside Recreation Center Predesign: Public Comment Period Survey
Based on over a year of engagement with community, the Minneapolis Park and Recreation Board has a draft Cedar-Riverside Recreation Center Predesign ready for public review. This Predesign will guide any future Recreation Center project within the Cedar-Riverside neighborhood, if and when additional funding is secured for the design and construction phase.
The survey will remain open until further noticed. Following public comment period, the plans will be revised based on public feedback and brought to the Board of Commissioners for adoption. Thank you for sharing your thoughts with us!
Somali: Iyadoo lagu saleynayo in ka badan sannad oo la xog-waraysanayay bulshada, Guddiga beeraha nasashada iyo Madadaalada ee Minneapolis waxay hayaan qabyo-qoraaleedka Xarunta Madadaalada ee Cedar-Riverside oo diyaar u ah dib u eegista dadweynaha. Hora-uqorshayntani waxay hagi doontaa mashruuc kasta oo Xarunta Madaddaalada yeelan doonto mustaqbalka ee ka dhex dhici doona xaafadda Cedar-Riverside, haddii iyo goorta maalgelin dheeri ah loo helo wajiga naqshadaynta iyo dhismaha.
Tirakoobku waxaa la furi doonaa illaa _____. Kaddib muddada faallooyinka dadweynaha, qorshayaasha dib ayaa loogu noqon doonaa iyada oo lagu saleynayo jawaab-celinta dadweynaha, waxaana la horgayn doonaa Guddiga Komishanka si loo dhaqan geliyo. Waad ku mahadsantahay fikirkaaga inaad nala wadaagto!
Oromo: Survey (Yaadaa) Uummataa, waa’ee wixinaa Waltajii Bashannana Cedar Riverside.
Marii oggaa tokko caallaa Hawaasaa waliin eega gaggafamee boda, Koreen Prkiif Bashanaan Minnapolic, wixinaa Waltajjii Bashannana Cedar Reversid uummani akka irra debi’e ilaaluf qophesee jiraa. wixinni kaa’amee kun yoo Maalqa (baajaata) dabalt argame rogni ijaarsaa waltajii sun gaafa tolfame maal akka fakkaatu waan agarsisu dhaa.