Baahiyaha Caafimaadka Dadweynaha si lagaaga Maqlo adiga

Waxyaabo badan ayaa saameeya caafimaadkaaga, caafimaadka qoyskaaga iyo caafimaadka bulshadaada. Saint Paul - Ramsey County Public Health waxay jeclaan lahaayeen inay ku maqlaan. Khibradahaaga iyo fikradahaagu waxay naga caawin doonaan inaan horumarino:

·         Hababka aad iskugu xirayso oo aad kaga mid noqonayso kuwa kale;

·         Ka warqabka sida caafimaadkaagu uu ula xiriiro inaad kasbato dakhli ku filan si uu u taageero naftaada iyo qoyskaaga;

·         Helidda meelo ammaana meesha aad ku nooshahay, shaqada, iyo ciyaarta.

Dhammaan jawaabuhu waxay noqon doonaan qarsoodi iyo magac la’aan.

Question Title

* 1. Maxaa kaa caawiya inaad caafimaad qabtid?
(su'aashan waxaa loo baahan yahay)

Question Title

* 2. Maxaa kuu diidan inaad caafimaad qabtid?
(su'aashan waxaa loo baahan yahay)

T