• English
  • Español
  • Français
  • Soomaali
  • العربية
  • नेपाली

Question Title

Image

Question Title

* 1. Maxaad ku tilmaami lahayd xidhiidhkaaga goobta Eastland? Dooro dhammaan inta khusaysa.

Question Title

* 2. Fadlan qiimee inta jeer ee aad la buuxisid baahiyahan maalinlaha ee soo socda adoon ka tagin goobta Eastland.

  Markasta Inta badan Marmar Dhif-iyo-naadir Marnaba Ma khusayso
Aadida dukaamaysiga booshariga / iibsashada cunto
Helitaanka daryeelk caafimaad
Helitaank daryeelka-carruurta
Dhammeystirida shaqooyinka daryeelka
Helitaanka bangiyada / haayadaha maaliyadeed
U dirista carruurtayda ama carruurta aan daryeelo dugsiga
Iibsashada daruuriyaadka aan cuntada ahayn
Wakhti ku bixint dibada ama beerta nasashada
Kaqeygalka madadaalada ama ciyaaraha
Helitaanka koomiyuutar /Wi-Fi

Question Title

* 3. Haddii aad dhif-iyo-naadir ama marnaba aanad awoodin inaad la buuxisid baahiyahan soo socda ee goobta Eastland, halkaasoo Columbus ama Central Ohio miyaad aadaa badelkeeda?

Question Title

* 4. Haddii aad horumarin lahayd goobta Eastland, maxaad jeclaan lahayd inaad ku aragtid bulshada?

Question Title

* 5. Miyuu jiraa waxkale oo aad jeclaan lahayd inaad nala wadaagtid markaan bilowno qorsheynta shaqadan si wadajira?

Su'aalahan soo socda ee xogtu waa ikhtiyaar laakiin waxay naga caawin doonaan inaan ogaano cida aanu lasoo xidhiidhayno nidaamka shaqada.

Question Title

* 6. Furaha ZIP ee aad ku nooshahay?

Question Title

* 7. Waa maxay da'daada?

Question Title

* 8. Maxaad ku tilmaami lahayd jinsigaaga?

Question Title

* 9. Kuwan soo socda keebaa si fiican u sharxaya isirkaaga / qoomiyadaada? Dooro dhammaan inta khusaysa.

Question Title

* 10. Adiga marka lagugu daro, imisa qof ayaa ku nool gurigaaga?

Question Title

* 11. Maxaad ku tilmaami lahayd qoyskaaga? Dooro dhammaan inta khusaysa.

Question Title

* 12. Waa maxay qiyaas ahaan dakhliga qoyskaaga ee sanadlaha?

Question Title

* 13. If you would like to receive email updates, please leave your contact information below. 

T