Qorshaha Gaadiidka Adeega Aadanaha ee Deegaanka

Ra'yi ururinta Macaamiisha Adeega Aadanaha

Waad ku mahadsan tahay dhammaystirka rayi arurintan. Macluumaadka aad bixiso waxaa loo isticmaali doonaa in lagu horumariyo Qorshaha Isku-dubaridka Gaadiidka Adeega Aadanaha ee Deegaanka  Region 9 (Degmooyinka Blue Earth, Brown, Faribault, Le Sueur, Martin, Nicollet, Sibley, Waseca, iyo Watonwan).   Fadlan qaado qiyaastii 5 daqiiqo si aad u bixiso macluumaadka ku saabsan adeegyada gaadiidka.
1.Waa maxay ujeedada koowaad ee aad inta badan u raacdo baska?
2.Immisa jeer ayaad isticmaashaa adeega hay'ad gaadiid?
3.Mudo intee in le'eg ayaad adeegsanaysay adeegan gaadiidka?
4.Intee in le'eg ayaad ku qanacsan tahay helitaanka adeegyada gaadiidka ee ha'yadan?
5.Miyaad haysataa hab kale oo gaadiid?
6.Toddobaadkii la soo dhaafay, boqolkiiba intee le'eg ayaa baahidaada gaadiid ay hay'addu buuxisay?
7.Maxaa horumar/hagaajin ah oo haddii lagu sameeyo adeegan ayaa ka dhigi lahaa adeegan mid aad marar badan raaci lahayd? Calaamadee dhammaan kuwa khuseeya.
8.Ma jirtaa wax meel ah oo aad u baahantahay inaad u safarto oo aadan tagi karin adiga oo adeegsanaya adeega gaadiidka?
9.Haddii adeeg dheeri ah lagu soo dari lahaa, xaggee ayuu tegi lahaa?
10.Imisa jeer ayaad u malaynaysaa inaad baska u raaci lahayd meesha kor ku qoran?
11.Waa maxay da'daadu?
12.Jinsi noocee ah ayaad isu garanaysaa?
13.Miyaad haysataa shattiga wadista baabuurka?
14.jinsiyadee/qowmiyadee ayaad isu garanaysaa?
15.Miyaad isu aqoonsantahay in aad tahay qof naafo ah?
16.Miyaad leedahay wax xaalado ah oo u baahan kaalmo si aad u isticmaasho adeegan gaadiidka?
17.Waa maxay lambarka zip code kaagu
Current Progress,
0 of 17 answered