Hordhaca

Sahankaan waxaa loogu talagalaydadka u soo hajiroody Yurub shantii sanno ee ugu dambeysay Waxaan rabnaa inaan wax ka maqalno waaya aragnimadaada Yurubt, markaas waxaan caawin karnaa ka hadlida xaquuqdaada iyo wanaajinta adeegyada Midowga Yurub.

Sahankaan waa ujeedo cilmi baaris. Dhammaan warbixinta waa qarsoodi – waxaan rabnaa inaan ku weydiino magacaaga ama amacluumaadkaagaxiriirka.

Sahanka wuxuu qaadanayaa 10-15 daqiiqo oo lagu buuxinayo. Waxaa lagu buuxin karaa kumbiyuutarka, mobeelka ama tablet-ka. Dhammaan warbixinta aad nasiisay waxay nagu caawineysaa shaqadeena, laakin fadlan ogow in aad xor u tahay oo aad uga gudubtid su’aasha haddii aadan haynin jawaabta.

Haddii aad jeclaan laheyd inaad ku buuxisidsahanka luuqad kale, riix halkaan:

[CIWAANADA OO DHAMMAAN LUUQADAHA SAHANKA KALE]

Waxaan nahay Shabakadda Yurubiyaanka ee Ka soo horjeedo Takooridda, waxaan nahay urur ka shaqeyso soo afjarida cunsuriyada iyo takoorida ee Yurubta oo dhan waxaana rabnaa in wax ka badal dhab ah ka samayno nolasha qowmiyahada tiro iyo diin ahaanba looga badanyahay.

T