Screen Reader Mode Icon
Magaalada Minneapolis ayaa iska leh qiyaastii dhul gaaraya 10 acres oo horey xarun ugu ahaa dukaanka Kmart. Dib u furidda isgoyska wadada Nicollet iyo Lake ay muhidda koowaad u tahay magaalada iyo bulshadaba. Wadada oo dib loo furo waxa ay:  
 
-Isku xireysaa xaafadaha  
-Waxaa soo noqonaya nolosha wadada 
-U diyaargaroowga dhismayaal cusub 
 
Magaaladu waxa ay ku talo jirtaa in halkii horay Kmart u ahaan jirtay waxyaabo isku dhaf ah loo isticmaalo, sida guryo, dukaamo, iyo goob dadweynaha u furan. Ujeedadu waa in la abuuro goob dadku isugu yimaado, laguna socon karo una taagan dhaqanka bulshada halkaas deggan. Tani waa fursad naadir ah oo dib loogu dhisayo goobta si loo kordhiyo tayada dadka degaankaas ku nool ama ka shaqeeya.   
 
Waxaanu dooneynaa inaad ra’yigaaga ka dhiibato! Magaaladu waxa ay awood u leedahay in ay dhisto dhismayaasha iyo kaabayaasha dhaqaalaha.    Waxaanu dooneynaa ra’yiga deganayaasha, ganacsatada, shaqaalaha, dadka ku lugeeya, dhalinyarada, iyo kuwo kale oo dheeraad ah, si looga wada tashto mustaqbalka. Fadlan buuxi sahankan kooban oo nalawadaag fikradaada.  Sahanka waxa uu maamulka magaalada ka caawinayaa in ay ogaadaan waxyaabaha muhimadda la kala  siinayo.   
 
Sahankan waxa uu ku egyahay Arbacada, Nofeembar 30, 2022. 
 
Ka jawaabista sahankan waxa ay qaadaneysaa shan (5) daqiiqo.

Question Title

* 1. Sidee ayaad ugu xiran tahay agagaarka goobta ay ku ooli jirtay Kmart?  Dooro dhamaan jawaabaha ku khuseeya

0 of 24 answered
 

T