Anoka-Hennepin Schools Superintendent Search Survey-SOMALI |
Xulashada Gudoonka Waxbarashada ee Anoka-Hennepin Schools
Godoonka ku soo dhawoow Xulashada Waxbarashada ee Anoka-Hennepin Schools.
Gudiga Waxbarashada Anoka-Hennepin Schools waxay xulasho ugu jiraan Gudoomiye cusub. Wuxuu gudigu kaa codsanayaa in aad codoyso taas oo jihaynaysa in aan gaadhno ujeedadena in gaarno markay doortaan gudoomiye cusub.
Waxaa gudigu kaa codsanaysaa in aad soo buuxiso arjigan. Waxaa ay qadanayesaa toban daqiiqo ka yar in la dhamayestiro iyo iyada oo la quriyo si taxadar leh.
Waad ku mahadsantahay wakhigaaga. U jeedada ka soo baxda xulashada waxaa lagu daabicdoona shakabada gudoonka waxbarashada ka dib Bisha October 11, 2022.