BIXI Imtixaanka Tobobar Gaadhi Xanuum Clean Diesel ah Imtixaan English Español Oromoo Soomaali Русский ਪੰਜਾਬੀ አማርኛ Question Title * 1. Makaanigu waa inuu had iyo jeer samayso Parked Regen ka dib marka uu ku rakibo mid nadiif ah ama cusub DPF. Run Been OK Question Title * 2. ___________ waxa uu u baahanyahay heerkul kulul. DPF Nidaamka DEF Nidaamka OK Question Title * 3. Maxaad u baahantahay inaad samayso Parked Regen? Habbee biriigaaga gurmadka Daar Parked Regen Switch (batankaaga kulaylinta igsaaska) Dhig baabuurka aaga jid ka ah badbaado ah ee wax kasta oo milmi kara ama guban kara Dhamaan kuwa sare OK Question Title * 4. Liigitaanada igsaasyada qaarkooda waxa alagu aqoonsadaa iyaddoo la dhegaysto iyaga marka injiinku uu socdo. Run Been OK Question Title * 5. Maxaad samayn kartaa si aad u caawiso baabuurkaaga Active Regen? Wad jid waynaha dhowr wakhti maalintii Ku wad jid waynaha ugu yaraan 50 mayl saacadiiba ilaa 20 daqiiqadood adigoo istaagin Dhig baabuurkaaga laakiin leewarka ku hay injiinka OK Question Title * 6. Waa maxay saddex arrimood ee dayactirka muhiimka ee uu leeyahay DPFs (saddex dooro) Buux dhaafinta shidaalka DPF nadiifinta Ka soo daanayo DEF shidaal Dareeraha (shidaalka iyo qaboojiyaha) liigida Liigida igsaaska OK Question Title * 7. Haddii uu nalkaaga DPF ta uu bilig leeyahay, waxaad u baahantahay: Xoog U Kaxeysid Si uu u aad u bilowdo Kulaylinta (Active Regen) ama bilow Kulaylinta loo yaqaan (Parked Regen) mudo ku siman 1-2 saacadood Ka buuxi DEF taangiga darreeraha DEF Bilowdid Parked Regen isla markaaba OK Question Title * 8. ___________waa in gacanta lagu nadiifiyaa si looga saaro dambaska. DPF Nidaamka DEF Nidaamka OK Question Title * 9. Marka aad DPF kaaga lanadiifinayo amase la bedelo, waa inaad waydiiso iibiyaha (dealer) ka: Inuu baadho DOC Inuu baadho SCR dhululubada Inuu baadho DEF injektarka Buuxiyo DPF warqada taariikh nadiifintiisa (DPF cleaning history sheet) Dhamaan kuwa sare OK Question Title * 10. ___________taangigu waa inuu buuxaa ugu yaraan ¼. DEF Nidaamka DPF Nidaamka OK Question Title * 11. Haddii aad iska dhega mariso digniinaha nalka ee kawarkaaga: Dhibaato yar waxay noqon kartaa dhibaato wayn Waxaad u baahan doontaa inaad shidaalka dib ugu shubto saacada xigta Waxba ma dhacayaan - nalku kama dambaysta way demayaan OK Question Title * 12. Isku darka saliido kale duwan baabuurkaaga wayn waxba ma yeeli doonto injiinkaaga ilaa inta ay yihiin saliido tayo sareeya. Run Been OK Question Title * 13. DPF inta badan waa qeybaha injiinka koowaad ee muujisa dhibaato xataa haddii sababta dhibaatada ay meel kale oo injiinka ah tahay. Run Been OK Question Title * 14. Maxaa dhici kara haddii DPF ay xanibanto? Injiinku wuu bakhtiyi karaa Taayir ayaa kaa banjari kara The DEF Light wuu daarmi karaa OK Question Title * 15. Markaad laynka ku sugayso dekada oo baabuuraakagu aanu dhaqaaqayn, waa inaad: Demisaa injiinkaaga ka dib 3 daqiiqadood. Weligaa ha demin injiinkaaga sababtoo ah waxay sii xumayn doonta ainjiinkaaga. Sug 15 daqiiqadood ka hor deminta injiinkaaga. OK Question Title * 16. Intee jeer ayaad hubinaysaa dareerahaaga? Hal mar maalintii Labba jeer maalintii (ka hor iyo ka dib maalintaada shaqada) Todobaadle ah OK Question Title * 17. Haddii baabuurkaaga wayn uu isticmaalayo shidaal ka badan ka caadiga ah waa inaad: Ka eeg liigitaanka oo samee Ku dartaa saliid dheeraad ah Wad baabuurka jid waynaha adigoo istaagin ilaa 20 daqiiqadood OK Question Title * 18. Qeybahee injiinka ah ayaa sameeya DPF saamaynta? (dooro dhammaan inta ku habboon) DEF taangiga Dabeeyaha teerbada Injiinka Dib u Wareejinta Shidaalka (EGR) Dhuunta OK Question Title * 19. Nadiifinta liigaga igsooska baabuurka wayn ee naaftda ah waa: Weligoo dlama arki karo Had iyo heer madow Waxay noqon karaan madow ama midabo kale OK Question Title * 20. DPF Waa inuu gacanta ku nadiifiyaa makaanig takhasus u lehi: Ugu yaraan hal mar sanadkii Labba sano oo kasta Keliya marka dhibaatooyinka injiinku bilaabmo OK LA SAMEEYO