Xog Uruurinta Xarunta Khayraadka Qoyska

Ismaamulka Washington ma U baahan tahay Xarunta Khayraadka Qoyska? Naga Caawi inaan Go'aanso!

Ismaamulka Washington waxay eegaysaa abuurista Xarunta Khayraadka Qoyska. Xarumaha Khayraadka Qoyska waa xarumo bulshada u adeegga oo taageero kuwaasoo lagu baxsho qiimo jaban ama bilaash waxayna bixin karaan adeegyo kaladuwan.
 
Fikirkaaga ayaa aad muhiim noogu ah inta lagu jiro hawshaan aad ayaana kaaga mahad celin lahayn! Waad ku mahadsantahay waqtigaaga!
 
Haddii aad wax su'aalo ah qabto, fadlan kala xiriir Maamulka Mashruuca ciwaanka. Lizzy.Grover@co.washington.mn.us

Markaad dhamaystirto sahankan, waxaad ogolaatay shuruudahan.
1.Shaqsiyaad da'ahee jira ayaa katirsan qoyskaaga? (Dooro inta ay quseyso oo dhan)(Required.)
2.Luuqadahee qoyskaagu ku hadlaa?(Required.)
3.Xagee uga nooshahay Ismaamulka Washington?(Required.)
4.Sidee qoyskaagu ku safraa? Fadlan calaamadi gebi ahaan intii ku khuseysa.(Required.)
5.Maxaa faa'iido ku lahaan lahaa Xarunta Khayraadka Qoyska? Fadlan dooro dhammaan jawaabaha khuseeya.(Required.)
6.Goorma ayay tahay in la furo Xarunta Khayraadka Qoyska?(Required.)
7.Goob noocee ah ayaad booqan lahayd haddii Xarunta Khayraadka Qoyska la sameeyo? Dooro meel kasta oo aad booqan lahayd.(Required.)
8.Adiga ama qof qoyskaaga ah ma booqan lahaa Xarunta Khayraadka Qoyska? Inta badan ama dhammaan adeegyada ayaa noqon doona bilaash.(Required.)
9.Haddii aad ku jawaabtay “Maya.” oo aadan booqanayn Xarunta Khayraadka Bulshada, sabab? Dooro dhammaan wixii ku habboon.
10.Maxaad dooneyso inaan ogaano? Maxaa naga maqan?