ISD #742 Waraysiga Waalidka ee ku Saabsan u Lugaynta iyo Baaskiil u Fuulidda Dugsiga
Dugsiga ilmahaagu waxay jecelyihiin inay wax ka ogaadaan fikraddaada in ilmuhu u lugeeyaan ama baaskiil u fuulaan dugsiga. Waraysigani waxa lagu dhammayn karaa 5-10 daqiiqo. Waxan ka codsanaynaa in qoys walba u buuxiyaan hal waraysi dugsi kasta oo ilmo u dhigtaan Haddii ay warqaddan kuu keenaan hal arday ka badan, u buxxi ka ay taariikhda dhalashadiisu ugu soo xigto taariikhda maanta la joogo.