Ra'yi uruurinta Macaamiisha MVTA ee 2026

Weedhaha iyo Gogoldhiga Asturnaanta

Minnesota Valley Transit Authority (MVTA) waxay qiimeysaa aragtiyadda macaamiisheeda waxayna ku dadaashaa inay si joogto ah u horumariso adeegga iyo tayada ay siiso rakaabkeena. Fadlan dhawr daqiiqo qaado si aad u dhammaystirto ra'yi uruurintan, kaas oo loogu talagalay inuu qaato wax ka yar 10 daqiiqo. Natiijooyinka ra'yi uruurintu waxay gacan ka geysan doonaan diyaarinta qorshe lagu wanaajinayo waayo-aragnimada macaamiisha. Ka qayqaadashada ra'yi uruurintu waa mid qarsooni ah, mana jiri doonto wax macluumaad ah oo lala wadaagi doono hay’adaha ama ururrada naga baxsan anaga. Macaamiisha soo gudbiya ra'yi uruurin dhammaystiran waxaa lagu dari doonaa bakhtiyaa-nasiib aan kala sooc lahayn oo lagu bixinayo Xirmada Ultimate MVTA Rider (5 xirmo ayaa la bixin doonaa). Ka qaybgalayaasha bakhtiyaanasiibka waxaa loo maamuli doonaa si gaar ah, mana lagu xiriirin doono jawaabaha ay ka dhiibaan ra'yi uruurinta. Si laguu galiyo bakhtiyaanasiibka, fadlan ku qor magacaaga iyo macluumaadkaaga lagaala soo xiriiri karo dhammaadka ra'yi uruurinta.
1.Intee in le’eg ayaad isticmaalaysay adeegyada MVTA (oo ay ku jiraan jidadka joogtada ah, MVTA Connect, iyo adeegyada munaasabadaha gaarka ah)? – Mid dooro
2.Maxay tahay sababta aad u isticmaasho gaadiidka dadweynaha? – Dooro dhammaan kuwa quseeyo
3.Waa maxay ujeeddada ugu weyn ee safarradaada? – Mid dooro
4.Intee jeer ayaad caadi ahaan isticmaashaa MVTA? – Mid dooro
5.Waa kuwee jidadka ama adeegyada MVTA ee aad isticmaasho? – Dooro dhammaan kuwa quseeyo
6.Celcelis ahaan, intee ayuu le’eg yahay muddada safarkaaga caadiga ah ee hal-jidka ah? – Mid dooro
7.Immisa jeer ayaad beddelataa gaadiidka inta lagu jiro safarkaaga caadiga ah ee hal-jidka ah? – Mid dooro
8.Goorma ayaad caadi ahaan isticmaashaa MVTA? – Dooro dhammaan kuwa quseeyo
9.Guud ahaan, intee in le'eg ayaad ku qanacsan tahay MVTA? – Mid dooro
10.Qaabkee ayaad caadi ahaan ku bixisaa kharashka safarka? – Mid dooro
11.Fadlan qiimee adeegyada, agabyada iyo waxyaabaha kale ee MVTA bixiso, adigoo isticmaalaya cabbirka 1 ilaa 5, halka 5 uu yahay kan ugu fiican, 1-na uu yahay kan ugu liita:
ugu xun
ugu fiican
Park & Rides/Transit Stations
Goobaha lagu sugo basaska
Joogsiyada baska
Meelaha la gashado baaskiilada
Websaydka MVTA
Qufulka baaskiilada
Ablikeeshinka RideMVTA
Baraha bulshada
Wi-Fi
Musqulaha
Nadaafadda basaska
Adeegyada munaasabadaha gaarka ah
Raaxada basaska
Darawallada
Badqabka
Helitaanka iyo fudaydka isticmaalka basaska ee dadka naafada ah
Helitaanka iyo fudaydka isticmaalka xarumaha dadka naafada ah
Ka qaybqaadashada bulshada / saamaynta bulshada
Caddaynta macluumaadka
Jidadka la bixiyo adeegooda
Macluumaadka safarka waqtiga-dhabta ah
Inta jeer ee safarradu imaadaan
Taageerada adeegga macaamiisha
Sida degdegga ah ee looga jawaabo ra’yi-celinta
12.Qaabkee ayaad doorbidaysaa inaad ku hesho macluumaadka ku saabsan adeegyada MVTA? – Dooro dhammaan kuwa quseeyo
13.Maxaa kugu dhiirrigelin lahaa inaad tixgeliso inaad u isticmaasho MVTA si ka badan sida aad hadda u isticmaasho? – Dooro dhammaan kuwa quseeyo
14.Sidee ayaad caadi ahaan ku tagtaa goobta aad safarka ka bilaabayso? – Mid dooro
15.Haddii aad hadda ama mustaqbalka waddo gaari koronto ku shaqeeya, ma isticmaali lahayd jaajarka baabuurta korontada ku shaqeeya ee yaalla goobta aad safarka ka bilaabayso? – Mid dooro
16.Immisa baabuur ayay leeyihiin qoyskaaga? – Mid dooro
17.Waa maxay jinsiyada iyo qowmiyada ee aad isku aqoon santahay inaad ka soo jeedo? - Dooro dhammaan kuwa quseeyo
18.Waxaa maxay luuqada aad doorbidayso? – Mid dooro
19.Waa maxay da'daada? – Mid dooro
20.Fadlan sharax aqoonsigaaga jinsi – Mid dooro
21.Ma jirtaa wax aad rabto in laguu diyaariyo marka aad gudanayso baahiyahaaga gaadiid? – Dooro dhammaan kuwa quseeyo
22.Midkee ayaa kuwan soo socda sida ugu fiican u matalaya dakhliga uu helo qoyskaaga? – Mid dooro
23.Waa maxay zip koodhka guriga aad ku nooshahay?
24.Ma jirtaa wax ra’yi-celin ah oo kale oo aad jeclaan lahayd inaad la wadaagto MVTA?