Skip to content
Ames Community School District 30 Qualities Survey - Somali
QIIMAHA LA EEGAYO QADASHADA HOGAANKA BEELDAAJAHA
*
1.
kooxdeee baad mataleysa? (fadlan dooro hal)
(Required.)
aqoonyahan
Maamulka dugsiga
shaqaalaha
Maamulka xarunta dhexe
Waalika ama Masuulka SPS
Ardayda SPS
Xubnaha bulshada
Kale (fadlan sheeg)
*
2.
Sahankan waxaa la heli karaa illaa 8-da subaxnimo, TBD.
tilmaamaha: Fadlan akhri mid kasta oo ka mid ah 30 qiimaha isla markaana calaamadee 10 sifooyinka oo ad aaminsantahay in dagmadaada ay aad muhiim ugu tahay ruuxa la shaqaaleysiinayo . Uma baahnid inaad mudnaan kala siiso doorashadaada ;wixii adiga kuu muhiin ah dooro si fudud dhineceeda calaamadee .
Fadlan dooro 10 oo keliya
(Required.)
1. ma dhageystaa fikradaha kale ,inta uusan go`aan gaarin.
2. waa in uu lahadaa xirfado hogaamiyeed oo looga baahan yahay inay ka jawaabaan fursadaha iyo caqabadaha ay soo bandhigeen bulsho ahaan iyo dhaqan ahaan .
3. waa inuu ahadaa mid fahansan nidaamka sharciga awoodna u leh inuu la shaqeeyo xubnaha la soo doortayn .
4. waa in ahaadaa mid heysta shahaadooyinka jamacada Ed.D. ama Ph.D.
5. wuxuu dhiirigelinayaa kalsoonida, xuu leeyahay heerar kalsooni iyo is-aaminaad, wuxuuna tusayaa heerarka sare ee sharafnimada iyo waxqabadka shaqsi ahaaneed .
6. waa xiriiriye adag ; haalka, dhageysiga iyo qoraalka.
7. waxay muujinaysaa balanqaad ku saabsan aragtida bulshada iyada oo danta sare ay ka leedahay kooxo kala duwan oo kja mid ah kooxaha bulshada.
8. Wuxu awood u leeyahay iinuu shaqaaleysiiyo shaqsiyaadka gaarka ah ee loogu talagalay degmada iyo dugsiyada sidoo kale in la la hayo shakhsiyaadka u qalma.
9. Wuxuu awoodaa in uu dhiso isku dheelitirnaan iyo balanqaadka ka dhex jira shakhsiyaadka iyo kooxaha oo xoogga saaraya kaqaybgalka waalidka.
10. Miyuu leeeyahay khibrad la shaqeeynaya kooxo wakiil shaqaale/ ururka u dooda shaqaalaha.
11. awood u leh in uu wakiil ka noqdo awooda ku haboon marka la sii wadayo in uu yahay qof xisaab gal ah.
12. Waxa uu leeyahay waayo-aragnimo maareynta iyo habdhaqanka qorshaynta oo ka faa`iideysanaya caafimaadka maaliyadeed ee muddada fog ee degmada
13. Waxay leyihiin xirfado fiican oo dadka soo bandhigaabn sawir wanaagsan ee degmada ah.
14. waa musharax aan c aadi ahayn ama midab-jaka soocid oo leh asal ganacsi/khaas ah oo khaas ah marka lagu daro xirfad waxbarasho.
15. waa mid xoogan oo ku filan falsafada ``ardayga ugu horeeya`` ee dhamaan go`aanada
16. Awood u leh horumarinta hadafyada mid fog iyo mid gaaban ee degmada .
17. Wuxuu horumarin karaa oo la xiriiri karaa aragtida waxbarashada tayada mustaqbalka guddiga, shaqaalaha iyo bulshada.
18. Miyuu leeyahay waayo-aragnimo ah xulashada iyo firgelinta mudnaanta tacliinta ee waafaqsan danaha iyo baahida ardayga xirfada ee ku habboon dhamaan ardayga, shaqaalaha, guddiga iyo bulshada.
19. Waxaa ka go`an in muhimada ay leedahay barnaamijyada tacliinta iyo waxqabadka labadaba.
20. kor u qaadida akhlaaqda ardayga ee ku habboon degaanka jawi waxbarasho leh .
21. Wuxuu bixiyaa qorsheyn oo hogaaminta iyo qiimeynta horumarinta xirfada ku haboon dhamaan shaqaalaha
22.Ma awoodaa in uu aqoonsado oo uu doorto maamulayaasha dugsiga iyo xafiiska xarunta dhexe kuwaas oo karti u leh horumarka aragtida degmada.
23. Miyuu leeyahay waayo- aragnimo shaqo oo la mid ah degmada .
24. waa mid la iskuhaleyn karo horumarinta iyo dadaal dib u habeynta.
25. Awood u nleh inuu hogaamiyo urur weyn oo loo qoondeeyay ujeedooyinka horumarinta joogtada ah.
26. Miyuu leeyahay karti u leh inuu horumariyo lana wado xiriirka ka dhexeeya ganacsiga iyo degmada dugsiga
27. Wuxuu leeyahay awooda lagu wanaajinayo waxtarka ardayga , gaar ahaan aqoonsiga iyo xidhitaanka ama yarenta barashada guulaha ardayga.
28. Waxay ka dhigeysa talo-bixinta iyo go`aamada ku saleysan xogta.
29. Aqoonta cilmi-baarista cusub iyo dhaqanka ugu wanaagsan ee ku jira aaga manhajka/ naqshadeynta iyo tababarka.
30. Waxay kor u qaada jawi wanaagsan oo xirfad leh kaas oo keenaya kalsooni iyo ixtiraam labada dhinac ee shaqaalaha , maamulayaasha iyo gudiga.
Maxaad jeclaan laheyd musharaxa mustaqbalka inaad ka ogaato degmada/ beeshaada?