Bishii Abriil ee 2021, waxaan gawaarida ka xirnay bloog ku yaal beerta Little Brook banaankeeda waxaana u furnay si loogu bashaalo oo lagu ciyaaro!

Ujeeddada xog aruurintan waa in laga soo ururiyo talooyinka deriska ee ku saabsan Jidka loo Yaqaan Cafimaad ku Sugnow iyo hadii la rabo inaan ka dhigo mid joogto ah.
\ n

\ n
La xiriir SDOT iyo Wadajirka Magaalada Lake hadii aad qabtid su'aalo, faallooyin, iyo fikrado stayhealthystreets@seattle.gov I 206-684-5296
\ n

\ n
Ogeysiiska Qarsoodinimada:
\ n
Macluumaadka lagu bixiyay xog aruurintan waxaa loo tixgeliyaa inay tahay diiwaanka dadweynaha waxaana laga yaabaa in lagu soo bandhigo dadweynaha guud. Wixii macluumaad oo dheeri ah, fadlan eeg Xeerka Diiwaanka Dadweynaha, RCW 42.56 . Si aad u ogaato wax badan oo ku saabsan sida aan u maamulno macluumaadkaaga, fadlan ee Qoraalkayaga Qarsoodiga .

Question Title

Image

Question Title

* Jidka loo yaqaan Cafimaad ku sugnow ee little brook sidee buu kula yahay adiga?

Question Title

* Sideed ku jeclaan lahayd inaad qorshadaan kaga mid noqoto

Question Title

* Tan ma ka dhignaa mid joogto ah?

Question Title

* Ma sii wadnaa oo ma sii geynaa koonfurta ilaa xagga 32nd Ave NE?

Question Title

* Waa maxay hagaajinta kale ee aad jeceshahay inaad ku aragto little brook.

 
50% of survey complete.

T