Mashruuca dib u casriyeynta iyo dib u dhisida 325 Blake Road wuxuu bulshada ku xidhi doonaa goob abiici ah oo dib loo cusboneeysiiyay ee ku teedsan Minnehaha Creek, qeybta kale ee goobtana wuxuu ka dhigayaa xaafad cusub oo diirada saareysa horumarinta biyaha, ilaalinta xaafadaha ku hareereysan, lana jaanqaada bulso weynta Hopkins. Daawo muuqaalkan saddexda daqiiqo ah ama booqo minnehahacreek.org/325 si aad wax badan u oggaato.

Waxaan rabnaa inaan helno ra'yiga bulshada tallaabo kasta oo hawshan kamid ah. Sahankan kooban ee soo socdaa waa mid kamid ah fursadaha innagu soo fooda leh ee aad ku wadaagi karto fikradahaaga ku aaddan mashruuca.

T