Wadooyinka Caafimaad Qabka (Stay Healthy Streets) iyo Wadoyinka Sii Socoshada(Keep Moving Streets) waxay ku bilowdeen iyada oo qayb ka ah gurmadka degdegga ah ee Magaalada ee cudurka safmarka ah ee COVID-19. Iyada oo ganacsiyo badan, iskuulo, makhaayado, xarumaha jimicsiga, iyo garoomada ciyaaraha la xiray, waxaan dooneynay inaan dadka siino fursado badan oo ah jimicsi iyo waxyaabo ay sameeyaan. ​

Waxaan qiimeyneynaa xulashooyinka loogu talagalay qeybta 21st Ave SE ee ku taal Waddadan Caafimaad Qabka waxaanna jeclaan lahayn inaan maqalno ra'yi celintaada. 

Sahankani wuxuu furnaan doonaa illaa Luulyo 30.

Privacy Notice:

Information provided in this survey is considered a public record and may be subject to public disclosure. For more information, see the Public Records Act, RCW Chapter 42.56. To learn more about how we manage your information, see our Privacy Statement.

T