Question Title

1. Magac

Question Title

2. Cinwaan

Question Title

3. Magaalo

Question Title

4. Nawaaxiga (ZIP Code)

Question Title

5. IImeylkaaga

Question Title

6. Waa maxay waxyaabaha kuugu muhiimsan?

  Muhim iima aha Muhim ii ah Aad muhim iigu ah Muhimadda #1 ii leh
Caafimaad Dadku Awoodo
Dugsiyada Waxbarasho Wanaagsan Leh
Taageerada Beeraleyda & Joogteynta Beeraha
Shaqooyin & Mushahar Wanaagsan leh
Guryo Dadku Awoodo
Xarumaha Heynta Caruurtu Dadku Awoodo
La Dagaalanka iyo Ka Hortagga Musuqmaasuqa
Canshuur dheeraad ah laga qaado maaqlqabeenka
Xoojinta Ganacsiga Yaryar
Bulshada oo laga badbaadiyo rabshadaha hub la isticmaalo
Degaan Caafimaad qaba/Cimilada
Ilaalinta dimuqraadiyadda iyo kala dambeynta.
Ilaalinta xuquuqda distuurka ee dadka Minnesota, iyo bulshada oo laga caawiyo ka soo kabashada Hawlgalka sharciyada dal ku joogista ee magaalooyinka laga fuliyey
Shabakad isku xiran ee gaadiidka dadweynaha
Maalgelin lagu sameeyo kaabayaasha dhaqaalaha, buundooyinka, iyo biyaha la cabo oo laga nadiifiyo sunta.

Question Title

7. Waxyaabaha saameynta ku yeelanaya iibsiga nolol maalmeedkaaga ee aad awoodi karto?

Question Title

8. Ma aha mid la ogaal karo intii ay doonto ha ahaato lacag is daba marin lagu qaato Minnesota. Waxa aan u taaganahay in aan ka hortagno lacagta dadweynaha oo la boobo. Midkee ayaad taageersan tahay talaabooyinka la qaaday ee lagaga hortago dhunsashada hantida dadweynaha?

Question Title

9. Waa maxay waxyaabaha dheeraadka ah ee aad dooneyso in ay qabtaan saraakisha la doorto.

Question Title

10. Mudadii u dambeysay oo Dimuqraadigu maamulayeen 2023-2024, sharci dajiyayaasha Dimuraadigu waxa ay ansixiyeen sharciyo badanoo Minnesota ka dhigaya meel wanaagsan oo lagu noolaan karo, shaqeyn karo, caruurtana lagu korsan karo. Wax saameyn nolol maalmeedkaaga ma ku yeesheen sharciyada la ansixiyey?

Question Title

11. Ma dooneysaa in aad nala wadaagto sheeko ku saabsan sida ay sharciyadan saameyn ugu yeesheen noloshaada?

Question Title

12. Haddii aad awood u leedahay, waa maxay talaabooyinka aad qaadi laheyd si aad u abuurto talaabooyin isbedel wanaagsan ka hirgelinaya Minnesota?

Question Title

13. Ma jeceshahay dooneyso in aad nala wadaagto sida isbedelkaas uu saameyn adiga iyo qoyskaaga ugu yeelanayo?

Question Title

14. Maxaa dheeri ah oo aad jeclaan lahayd inaad ka aragto sharci-dejiyeyaasha gobolka ee Dimuqraadiga?

T