CARE Hennepin County - Somali
 

Sahanka mashruuca CARE

 
Fadlan waqti yar ku bixi jawaabaha su’aalada soo socda eek u saabsan bulshada.

1. Maxaa kadhiga xaafadaha greater Longfellow iyo Phillips meel fiican oo lagu noolaado, laga shaqeeyo, la soo booqdo ama/iyo lagu cibaadeysto?

2. Maxay yihiin arrimaha waaweyn ee haysta xaafadaha greater Longfellow iyo Phillips?

3. Maxay yihiin arrimaha ugu muhiimsan ee deegaanka iyo caafimaadka ku quseeya adiga, qoyskaaga iyo bulshada?

4. Wax Faalo oo kale?

5. Cinwaanka aad deggantahay ama isgoyska ugu dhow tusaale: 4700 block of Dight Avenue ama 39th Ave South iyo 44th Street.

6. Haddii aad rabto in aad ka qayb qaadato mashruuca CARE, fadlan nasii meesha aan kaala soo xiriiri lahayn:

Powered by SurveyMonkey
Create your own free online survey now!